Dulin-gudeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(c.nafl.) Noole dulin ah oo soorihiisa ku dhex nool. Tus. “Gooryaan mullaax”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dulin-gudeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg