Dulkahoor

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Daruur qof korkiisa curatay oo da'day.

Dulkahoor

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Daruur qof dushiisa ku di'id.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dulkahoor

dulkahoorid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg