Dulmar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Hadal si kooban loo sheego.
Dulmar
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. (f.g) Wax dardarid. 2. (f.mg) Hadal si kooban u sheegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dulmar ↴
daro | dulmarid | dulxawaaree |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg