Dulqami

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Ka d.: cid in ay hadal badan oo aan laga fiirsan tiraahdo ku khasbid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dulqami

dalqamid | dulqamid | dulqamin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg