Dulsaaran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)Lacag la amaahday faa'iido ku korortay noqosho.
Dulsaaran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Ood weyn oo godaha laga keymamiyo ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dulsaaran ↴
waddaysan | dulsaarmid | dulsaarnaan | qayaayo | shiid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg