Dulundulco

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Socod si talantaalli ah dhinac loogu leexdo oo maska, mulaca, abeesada iwm leeyihiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dulundulco

dulundulcee | dulundulceysii | gulungulcee | gulungulco | rogan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg