Dumaal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Naag laga dhintay oo nin qaraabo la ahaa ninkeedi hore guursado. 2. Roob yar; shuux.
Dumaal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)Naag nin qaraabo ahi ka dhintay guursasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dumaal ↴
dumaalid | dumaalis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg