Dummad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

1. Yaanyuur; bisad. 2. Dakhalka doonyaha meesha ugu sarreysa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dummad

yaanyuur | basho | bisad | durmad | mukulaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg