Duqlaal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

1. Cid dulmiyid. 2. Wax juqa-juqayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duqlaal

duqlaalid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg