Duqow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld duqoobid.

Duqow

Qaabnaxa: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural Isrogrogga:

eeg duq 1 (1).

Duqow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Duq noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duqow

duqoobid | garruud | guurti | suuni |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg