Durduri
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Biyo si joogto ah oo aan kala go'lahayn u socosho.
Durduri
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Si culus u ordid (geel); baabbacayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga durduri ↴
qaatime | durdurid | durdurin | durduris | tumo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg