Duudgalow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld duurgaloobid.

Duudgalow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Badow noqosho (qof). ld duurgalow².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duudgalow

duudgaloobid | duurgalow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg