Duudi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Weel biyo yar oo salkiisa ku haray ka shubid. 2. Lafo heen ka bixin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duudi ↴
duudin | duudis | guduudi | guduudi | guduudin | indhagaduudi | kaduudi | kaduudid | kaduudin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg