Duudsi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xaq ama gar qof leeyahay oo la seejiyo.
Duudsi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld duudsasho.
Duudsi
Qaabnaxa: Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)Xaq qof lahaa seejin. ld duudsii.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duudsi ↴
duudsasho | duudsii | duudsiin | duudsiyid | indhagaduudsi | isticmaarso | qanjidhka tayroydh |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg