Duumadhawr
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:D. ah: qof sugaya dhimashada qof uu dhaxalkiisa leeyahay.
Duumadhawr
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Gabar yar, oo aan weli qaan gaarin oo xigsiisan loo siiyay nin walaasheed ka dhimatay. 2. Koox caafimaad ah oo la dagaallanta cudurka kaneecada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duumadhawr ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg