Duurjoog

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. ld cidla'joog. Nafleyda inta duurka ku nool ee dadka nacfiga u leh. 2. Dhammaan xaywaanka aan ladhaqan (saynis).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duurjoog

banjoog | cidla'joog | gisi | qarandi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg