banjoog
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)Xayawaanka intiisa nacfiga leh ee aan dadka la noolayn; duurjoog.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh banjoog ↴
faaltow [m.l]
1. Markab aan waqti u go'an lahayn oo kolkuu imaanayo iyo mar kale la kala aqoon. 2. Qof dawdar ah oo hadba meel aan laga filayn taga. 3. Dibi banjoog ah.
ugaar [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Nafley banjoog ah oo hilibkeeda la cuno sida biciidka, deerada, iwm.
banjoogoobid [m.f.dh]
eeg banjoogow.
banjoogow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Banjoog noqosho (xayawaan).
dameerfarow [m.l]
Dameer weyn, banjoog ah oo leh midab diillimo caddaan iyo madow ah. ld farow.
gefer [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. G. ah: u tuuridda xarig loo tuuro ceel dheer. 2. G. ah: fardo aan la ilaalin oo banjoog a.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg