Duurxul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hadal sarbeeb ah oo cid loo jeediyo. 2. ld duurxul.

Duurxul

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ulay, -ushay)

U d.: hadal sarbeeb ah cid u jeedin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duurxul

duurxulid | quri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg