Ebi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

m.dh ld ibi. ibi

Ebi

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-byay, -biday; -byi)

Hawl hore loo billaabay ama qabyo ahayd dhammaystirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ebi

ebinefiriin | ebyid | ibi | laagwebi | maamuusjebi | maamuusjebid | maamuusjebin | naamuusjebi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg