Eed
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)1. Denbi cid uusan ku caddayn lagu soo oogey. 2. Gef; denbi.
Eed
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid.
Aankaala aankeed*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
U JEEDO*
Macne.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Jeedaasha*
Jeedaasha
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Jeedaasha*
Jeedaasha
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
Micnaheedu yahay kuuritaanka qof iska dhega tiraya waxa aad usheegeysid
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eed ↴
aadaamid | aadaan | aadaan | qaab-dhuleed | caafimaad-beeleed | daacuun-calooleed | daafad-xagleed | eedaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg