Eedaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Rafaad; silic; saxariir. 2. Xanuun daran. rafaad, silic, saxariir
Eedaad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Rafaad badan la kulmid. 2. Xanuun daran la kulmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eedaad ↴
eedaadid | miraxareedaad | siddeedaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg