Eel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhibaato aad u ballaaran.

Yeelid*

Waxa loo isticmaala kabaha markii la tolayo   Sida caliyow hoo kabahaan ii yeel


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Yeelid*

waa Ogolaansho, Kuraacid  - waa eray Lid ku ah, diidmo


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Mutuleel*

Dhagax midabo kala duwan leh oo guryaha lagu qurxiyo .marmar


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

moobeel*

Waa bahal yar oo gacanta lagu watto ama guriga guriga yaallo oo dadka lagala xiriiro sida qaraabada iyo saaxibooyinkaaga.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Geel dhalaan qaaday ma dheera.*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eel

aabayeel | aabayeel | aabayeelid | aabeyeelid | aameel | caafimaad-beeleed | edebyeelasho | edebyeelo | eelo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg