Eeraarin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(bot.) Geed faalala oo leh xidido laga sameeyo xargaha adag sida dawliska iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eeraarin ↴
dheeraarin | feeraarin | jeeraarin | seeraarin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg