Ekogaraafi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

(daaw.) Farsamada adeegsata mawjadaha ultarasawndiga ah si loo darso qaabka gudaha ee jirka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ekogaraafi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg