faahin
(m.l) (-miin m.dh)Qof fahmo badan.
faahin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)ld faafin¹. faafin
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faahin ↴
faafin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faafi. ld faafis, faahin,
faahis, faaxin, faaxis. faafi, faafis, faahin, faahis, faaxin, faaxis
faahfaahin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faahfaahi. ld faahfaahis. faahfaahis, faahfaahi
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg