Faaruqi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Weel wax ku jira ka marin. 2. Meel wax yaalliin ka marin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faaruqi

faaruqid | faaruqin | faaruqis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg