Facshar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Ceeb iyo sharafdhac weyn. 2. ld facsharid. 3. Kashifaad. ld faxshar¹.

Facshar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Facshar ku samayn; ceebeyn. ld faxshar².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga facshar

facsharan | facsharid | facsharmid | fadeexo | faxshar | faxshar | faxsharid | faxsharmid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg