Fadeexo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Fal xun oo aan qarsoonayn; ceeb, facsharo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fadeexo ↴
fadeexad | fadeexee | fadeexoobid | fadeexow | kashif | xil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg