Fadqalallo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Qasidda meel xasilloonideeda iyo nabaddeeda la qaso; arbushid; rabsho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fadqalallo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg