Faduuli

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

F. ah: qof wax aan loo dirsan ama aan raalli looga ahayn ama aan daniba ugu jirin, iska dhexgala; aabi iyo faduul badan.

Faduuli

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Cid faduul ku samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faduuli

daandaanso | faduulin | faduulis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg