Fajaas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. F. ah: nabar weyn oo samaysma marka qof xoog loogu dhufto yaambo, faas iwm. 2. ld fajaasid. ld fujaas¹.

Fajaas

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Qalab bir ah oo af leh wax ku faasid. ld fujaas².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fajaas

fajaasid | fujaas | fujaas | fujaasid | ilfajaas |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg