Fajo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Oogada dadka oo faraha aad loogu mudmudo oo loogu garaaco, si jirku u baraarugo, dhiigguna qummaati ugu wareego. ld fujo (2).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fajo ↴
faajafajoo | faajafajood | faje | fujo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg