Fallis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Tartan lagu tartamo qiimakordhin, badeeco la naadinayo. 2. ld fallisid.
Fallis
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Ku f.: badeeco la naadinayo qiime la gaarsiiyey wax ku kordhin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fallis ↴
fallisid | hawee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg