Falnaq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)(daaw.) Hawl uu fuliyo, ogaanla'aan, xiriirka ugu fudud ee unug maskaxeed iyo muruq. Sidaas darteed dareenka xannunka leh sida irbad mudid waxay keeneysaa dhaqaaq deg-deg ah oo faraha lala boodo inta maskaxdu ayan amar u soo dirin muruqii ay saameysan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga falnaq ↴
jirrid-maskaxeed | maskax-dambeed | muruq iraadla' |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg