Fanax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Meesha laba farood oo kasta iska galaan.

Fanax

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nxo, m.l)

Laba fool oo kala durugsan inta u dhexeysa (ilkaha dadka).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fanax


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg