Faqiir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro/fuqaraa, m.dh)Qof dan yar ah oo aan hanti lahayn; cayr, sabool.
Faqiir
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Faqiir noqosho. ld faqiirow, faqri².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faqiir ↴
faqiirad | faqiiri | faqiirid | faqiirin | faqiiroobid | faqiirow | faqiirtayn | faqiirtee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg