Faraati

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

1. Shay farta la gashado xarrago darteed. 2. Ilmasidaha afkiisa (minka).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faraati

faraatikeen | hilqad | kaatuun |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg