Farabbar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Carbin, agabar. 2. ld farabbarid.
Farabbar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Neef ugub oo curtay maalis oggolaysiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farabbar ↴
farabbarad | farabbaran | farabbarasho | farabbarid | farabbaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg