Farabbax

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

F. ah: qof asluub xun, madax adag oo laga quustay. ld farakabbax, farakalabbax (1).

Farabbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

Qof wax laga quustay oo aan la saxi karin noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farabbax

duuf | farabbaxsad | farabbaxsasho | farabbaxsi | farabbaxso | farabbixid | farakabbax | farakalabbax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg