Faraggoys
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-syo, m.l)Nooc shimbiraha hilibcunka ka mid ah; dafo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faraggoys ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg