Faraggubyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Faraha gacanta ama lugta oo gubta. 2. Abaal marin yar oo la siiyo qof cunto kariyey.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faraggubyo

faraggubyoo | faraggubyood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg