Farahal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Biyaha lagu farahasho.

Farahal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

U f.: gacmaha qofka mayrid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farahal

farahalasho | farahalid | farahalo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg