Farakuhayn
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Shaqo socota oo markaas gacanta lagu hayo. 2. Qabashada si joogto ah hawl loo qabto. ld farakuhays.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farakuhayn ↴
farakuhays |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg