Farammaran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)1. Qof aan hanti lahayn ahaansho. 2. Wax farammar leh ahaansho (qof). 3. Qof aan gacanta wax ugu jirin ahaansho (hub, lacag iwm).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farammaran ↴
farammarnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg