Farammarooji
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Ka f.: qof wax gacanta ugu jirey xoog uga qaadid. ld farammaroori.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farammarooji ↴
farammaroojin | farammaroori | farammaroorin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg