Farammarooqso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)Ka f.: qof wax gacanta ugu jirey xoog uga qaadasho. ld farammaroorso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farammarooqso ↴
farammarooqsasho | farammaroorso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg