faraxalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Wax farahiisu dhaqanyihiin ahaansho. ld faradhaqan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faraxalan ↴
faradhaqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
ld faraxalan.
faraxalnaan [m.f.dh]
eeg faraxalan. ld faradhaqnaan, faradhaqnaansho, faraxalnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg