Faraxalo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ashay, -alatay)1. Biyo faro ku dhaqasho. 2. Ka f.: hawl lagu guda jirey ebyid. ld faradhaqo, farammayro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faraxalo ↴
faradhaqo | farammayro | faraxalasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg