farayar
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-raa, -rayd)

Wax aan tiro badnayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farayar

farayaraan [m.f.dh]
eeg farayar. ld fara-yaraansho, farayari, farayaro.

farayaraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld farayaraan.

farayaraysasho [m.f.dh]
eeg farayarayso. ld farayaraysi.

farayaraysi [m.l]
ld farayaraysasho.

farayarayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ku f.: wax si wanaagsan u farsamayn.

farayari [m.dh]
ld farayaraan.

farayaro [m.dh]
ld farayaraan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg