fariid
(m.l)1. Nin karti iyo caqli badan; diric. 2. (fk) Waa tahay, waa hagaag.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fariid ↴
fariidad [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
F. ah: haweeney karti iyo caqli badan.
fariidnimo [m.dh]
Fariid ahaansho.
manfac [m.l]
1. Wax, waxtar leh. 2. M. leh: wax fariiddo leh. ld manfaco.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg